Information for Community and Investigation

About SolaPortal

Shabakada madaxa banaan ee SolaPortal waxaa loo sameeyay in ay soo bandhigto arimaha bulshada Somalida ku kala dhaqan dalka iyo dibadiisa,waxaa kale oo ay u shaqeyn doontaa baarista arimaha musuq-maasuqa iyo wixii la halmaala,hadii aad dooneysid arimo aad u aragto in la baaro – fadlan si toos ah ula xiriir shabakada,adigoo isticmaalaya CONTACT US oo dusha sare yaala.

Mahadsanidiin